Prof. Juurille: “Ma Xaq bey ahayd nin bulshada wax ku soo kordhinayey ineynu dilno” [Daawo]
(February 3, 2016)
Boosaaso:-Xildhibaan Prof Cabdirisaaq Juurile oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadlaya dilka ganacsade AUN Xirsi Aduunyo. Mudane Cabdirisaaq Juurile aya
Madaxweynaha DFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha dowlada Jarmalka (Masawiro)
(February 3, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalk
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo qaliin lagu sameeyey Sh Aad buu u caafimaad qabaa
(February 3, 2016)
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu baryahaan danbe u joogay dalka India xaalada Caafimaad waxaana Sheekh lagu sameeyey qaliin dhanka kilada ah oo buro yar laga jaray xaaladiisa caafimaadna aad ay
Sh Daahir Aw-Cabdi ”Kuwii dilay Ganacsade Xirsi Aadan waxay cadaw u yihiin horumarka iyo Midnimada reer Boosaaso.[Dhagayso]
(February 3, 2016)
Boosaaso:-Waxaa saaka lagu aasay Qabuuraha magaalada Boosaaso allaha u naxariistee Ganacsade Xirsi Aadan Galaf (adduunyo ) oo xalay 4 dhalinyaro ah oo hubaysan ay u fileen duleedka Boosaaso ee Gobolka
Jaamacada Najaax oo horumar ku talaabsatay Booqo Mareegta Jaamacada Najaax Ee Burco
(February 3, 2016)
Burco:-Jaamacadda Najaax waa Mu’asasad Cilmi ah, oo leh ujeedooyin Xeeldheer Waxaana Aasaasay Aqoonyahanno ku Takhasusay Culuumta Islaamka . Waa jaamacaddii ugu Horaysay ee Islaami ah ee Laga Furo S