Shirka Golaha Wasiirada DFS oo looga hadlay Abaaraha iyo Amniga
(March 31, 2016)
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda C/laahi Axmed Jaamac (Ilkajiir), iyadoo
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo shirjaraaid ku qabtay Boosaaso (Dhageyso)
(March 31, 2016)
Taliyaha Guud ee ciidanka Booliska Dowladda Puntland Col C/risaaq Afguduud ayaa shaaca ka qaaday in caawa laga bilaabi doono Boosaaso howlgalo lagu sugayo amaanka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo cambaareeyey qaraxii ka dhacay Gaalkacyo
(March 31, 2016)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobo
Banaanbax looga soo horjeedo Al-shabaab oo ka socda magaalada Burtinle.[Dhagayso]
(March 31, 2016)
Burtinle:-Wararka naga soo gaaray magaalada Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa sheegaya in uu ka dhacay banaanbax weyn oo looga soo horjeedo Ururka Al- Shabaab oo saaka qarax nafti halignimo ah ka fuliye
Taliyaha ciidamada birmadka ee Gobolka Mudug oo ka warbixiyey qaraxii ka dhacay Gaalkacyo.[Dhagayso]
(March 31, 2016)
Gaalkacyo:-Taliyaha ciidamada birmadka ee Gobolka Mudug C/rashiid Xassan Xaashi( Gabi Gabi) oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu ka warbixiyey qaraxii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeeray Garoonka diyaaradaha ee Garoowe oo uu ka socdo dhisme casri ah.[Masawiro]
(March 31, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka 31-March-2016 hadiyado sharafeed ka kooban agabka  hiddaha iyo dhaqanka  Soomaalida oo lagu xardhay Calanka Puntlan
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsiyeey dadkii ku geeriyoodey qaraxii ka dhacay Gaalkacyo
(March 31, 2016)
[nggallery id=1515]
Al-shabaab oo weerarkii ugu horeeyey oo Aargoosi ah ka fuliyey Waqooyiga magaalada Gaalkacyo
(March 31, 2016)
Gaalkacyo:-Allaha u naxariisto waxaa ku dhintay qarax naftii halignimo ah oo goor dhawayd ka dhacay magaalada Gaalkacyo xisaabiyihii wasaradda Maaliyada Gobalka Mudug Siciid Cali Yuusuf oo lagu naanay
R.W Cumar “Waan la xanuunsaneynaa walaalaheena Turkiga ee la dhibaateeyay iyaga oo shacabkeena gargaaraya
(March 31, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii waxashnimada ahaa ee lagu laayey dhaqaatiir isug
Shaqaale iskugu jira Turki iyo Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Muqdisho
(March 30, 2016)
Muqdisho:-Warar naga soo gaaraya caawa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shaqaale ka tirsan dalka Turkiga lagu weerar xili ay marayeen Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan meel ku dhow xarunt

Next Page »