Manduumatu Azamzamii Sh.Cabdiwali Sheekh Maxamuud Xaaji Yusuf.[Daawo]
February 23, 2016 - Written by EditorHELSINKI:-Waxaa Idin soo gubineynaa Manduumo lagu Magacaabo Manduumatu Azamzamii Waxaana Mandumadaan Qoray Sh.Cabdul’caziiz Azamzamii. Manduumdu waxay cilaaqo la leedahay Tafsiirka Quraanka waayo qofkii doonayo inuu barto Tafsiir ka waxay ka mid tahay Manduumadaani waxaa ay ka hadlaysaa wax yaabo badan oo Cilaaqo la leh Tafsiirka Quraan ka Kariimka ah.
Hoos ka Daawo Darsigii 1aad Manduumatu Azamzamii Sh.Cabdiwali Sheekh Maxamuud
Hoos ka Daawo Darsigii 2aad Manduumatu Azamzamii Sh.Cabdiwali Sheekh Maxamuud
Hoos ka Daawo Darsigii 3aad Manduumatu Azamzamii Sh.Cabdiwali Sheekh Maxamuud
Hoos ka Daawo Darsigii 4aad Manduumatu Azamzamii Sh.Cabdiwali Sheekh Maxamuud
Hoos ka Daawo Darsigii 5aad Manduumatu Azamzamii Sh.Cabdiwali Sheekh Maxamuud
YASIN CABDI AXMED
MARKAZAKA AL-HUDAA
HELSINKI ISLAMIC CENTER