Mowqifka dowladda Puntland ee wax ka bedelka Dastuurka KMG ah ee Dawladda Federaalka Soomaaliya
February 21, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Puntland ayaa waxaa lagu xusay qodobo dhowr ah laga bedelay Dastuurka dowladda Federaalka Soomaaliya oo horay dhowr jeer oo hore madaxda Puntland sheegeen in wax laga bedelay arrin taas oo ka dhex abuurtay Puntland iyo madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya khilaaf siyaasadeed.
Hoos ka eeg Mowqifka dowladda Puntland ee wax ka bedelka Dastuurka KMG ah ee Dawladda Federaalka hor yaalla no images were found