Qodobbo Muhim ah oo ka soo baxay shirkii Golaha Xukuumadda Puntland
February 7, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Xukuumada Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa uu saaka ka dhacay magaalada Garoowe waxaan looga hadlay arrimo ku saabsan aminiga iyo safarkii Madaxweynaha uu ku tegay Boosaaso iyo Xaalada abaaraha ee ka jirta deegaanada Puntland iyo weliba horumarka socda.
Hoos ka eeg Qodobbo Muhim ah oo ka soo baxay shirkii Golaha Xukuumadda Puntland
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net