Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo ka hadlay rabshadihii shalay ka dhacay Boosaaso.[Dhagayso]

February 2, 2016 - Written by Editor

1Boosaaso:-Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Qarjab ayaa ku eedeeyey in rabshadihii ka dhacay magaalada Boosaaso shalay uu ka dambeeyey Gudoomiyiihii hore Gobolka Bari Cabdisamad Gallan. Wareysi uu siiyey VOA-da ayuu Cabdi Xirsi Qarjab ku sheegay in Cabdisamad Gallan ay maxkamad horkeeni doonaan. Waxaa kale oo uu ka warbixiyey khaasaaraha ka dhashay dibadbaxyadii dhacay, iyo weerarkii gudoomiyaha lagu qaaday.Weriyha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac oo ku warastay magaalada Boosaaso ayaa ugu horayn weeydiisay xaalada guud ee aamaanka Puntland.

Hoos ka Dhagayso waraysiga idaacadda VOA ay la yeelatay Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online