Xidhibaan Faarax Macallin oo ka hadlay sababaha ay ciidanka AMISOM uga baxeen Marka.[Daawo]
February 8, 2016 - Written by EditorNairobi:-Xidhibaan Faarax Macallin oo ka mid ah Golaha Baarlamaanka ee Kenya ayaa waxaa uu ka hadlay Ciidamada AMISOM ee jooga gudaha dalka Soomaaliya iyo u jeedooyinkooda qarsoon oo ah in aysan marnaba doonayn nabad ka dhacda Soomaaliya ee wax ay u joogaan ay tahay Mashruuc waxaan Faarax Macalin soo qaaday ka bixitaankii ciidanka AMISOM ee magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose.
Hoos ka Daawo Xidhibaan Faarax Macallin oo ka hadlay sababaha ay ciidanka AMISOM uga baxeen Marka
A/cawaale
Halgan.net