Madaxweynaha Puntland oo maalintii 2aad magaalada Baydhabo kaga qayb galay shirka Madasha wadatashiga.[Masawiro]
(June 23, 2016)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23-Jun-2016 magaalada Baydhabo kaga qayb galay shirka madasha wadatashiga qaran oo maalintii labaad halkaasi ka soc
Madaxweynaha dawladda Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo.[Masawiro]
(June 22, 2016)
Baydhabo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo ka kooban labada gole ee dawladda Puntland iyo Madaxtooyada ayaa maanta 22-Jun-2016 gaadhey magaalada B
Sh Axmed Yusuf Daad iyo Nabadoono laga waraystay xaalada degmada Carmo.[Dhagayso]
(June 22, 2016)
Carmo:-Sh. Axmed Yusuf Daad oo ka mid ah culimada dowladda Puntland ayaa waxaa uu Radio runsheeg uga waramay xaalada degmada Carmo ee Gobolka Bari waxaan uu sheegay in magaaladu tahay xaalkeeda mid w
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Baydhabo
(June 22, 2016)
Baydhabo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee dowlad goboleedka Koonfuur Galbeed Soomaaliya, halkaa
Wafdi Cuqaal iyo Wasiiro Puntland ah oo la kulmay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Cabdisamad Gallan.[Dhagayso]
(June 22, 2016)
Boosaaso:-Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Cabdisamad Gallan oo ismaandhaaf u dhexeeyo Madaxda Puntland oo shalay soo gaaray Degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa xalay kulan la qaatay Issimo iyo Nabado
General Cabdi Mahdi oo loo magacabay la taliyaha aminga ee Madaxweynaha Jubbaland
(June 22, 2016)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa waxaa uu General Cabdi Mahdi Cabdi Salaan u magacaabay la taliyaha dhinac amniga ee madax weynaha Jubbaland waxaa xilka loo maga
Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo laga sugayo magaalada Baydhabo
(June 22, 2016)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu u dhoofo magalada Baydhabo xarunta Gobalka Baay oo uu ka furmi doono shirka madasha wadat
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Gaas oo cusbitalka Garoowe ku booqday Ugaas Cabdullaahi Ciise[Masawiro]
(June 21, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 21-Jun-2016 cusbitalka guud ee magaalada Garoowe ku booqday Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur oo kamid ah Isimada Puntlan
Tartanka Qur’anka Kariimka ee Garowe oo la soo Afmeeray Islamarkaana lagu bixiyay Abaal marimo .[Masawiro]
(June 20, 2016)
Garoowe:-Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kasocday Masjidka Al-Huda Garowe Tartanka Qur’aanka Kariimkaa Degmada Garowe ee Caasimada Dowladda Puntland  waxaana ku tartamayay inta badan  Dugsiyada  Qu
Fariinta Facebook-ga Sh Maxamuud Maxamed Xalliike[Videa-ga]
(June 19, 2016)
Laascaanood:-Shiikh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed isla markaana fadhsiigu yahay gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa  fariin u dira

« Previous PageNext Page »