Dagaal ka dhacay saaka magaalada Gaalkacyo oo geystay khasaaro leh dhimasho iyo dhawac .

November 6, 2016 - Written by Editor

gaalkacyoGaalkacyo:-Wararka ugu danbeeyey ee naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaalka saaka ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo uu geystay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalka saaka ayaa waxaa ku dhintay 24 qof waxaana ku dhaawacmay tiro intaas ka badan waxaana dagaalka warmurtiyeed ka soo saaray labada Maamul ee Galmudug iyo Puntland iyada oo sida caadiga ahayd qolo walba ay qolada kale ku eedeysay bilaawga dagaalka.
Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka ay soo saareen Puntland iyo Galmudug .

no images were found

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online