Puntland iyo Galmudug oo gudi u saaray Xalinta Khilaafka magaalada Gaalkacyo (Akhriso)

November 13, 2016 - Written by Editor

gaalkacyoGaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in kulan ay isigu yimaadeen  waxgaradka labada Maamul ee Puntland iyo Galmudug waxaana kulankaas uu ka dhacay garoonka diyaradaha ee C/laahi Yuusuf Ahmed  waxaana wadahadal dheer ka dib qolo walba ay magacaawday gudi sii ambaqaada xalinta colaada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug .

Liiska Xubnaha Dhanka Puntland ay soo magacaawday ayaa waxaa ka mid ahaa saraakiisha ciidamada difaaca dawlada Puntland .

LIISKA PUNTLAND
Xasan Maxamed Abgaalow           Gudoomiyaha Gobalka Mudug.
Maxamed Yaasiin Tumey           Duqa magaalada Gaalkacyo.
Jen, Muxuyadiin Axmed Muuse     Taliyaha La dagaalanka Argagixisada.
Col, Cabdul Warsame Cusmaan   Taliye oo katirsan ciidamada Difaaca.
Cabdi Diiriye (Cabi Qurux)           Nabadoon Waxgaradka Gobalka Mudug.
Xuseen Gurey                                  Nabadoon Waxgaradka Gobalka Mudug.
Abdulaahi Aaden Gaas           Ganacsade kamid ah Ganacsatada G Mudug
Maxamed Quute                        Ganacsade kamid ah Ganacsatada G Mudug
Sh Abshir Abdirahmaan Yusuf      Wadaad kamid ah Culumada Ahlu Suna Mudug.

LIISKA GALMUDUG
Cabdikariim Xuseen Guuleed   Madaxweynaha Galudug
Cabdirashiid Xaashi Cartan        Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Galmudug
Xirsi Yuusuf Barre                         Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug
Cabdulqaadir Jaamac Seed           Waxgaradka Nabadoonada.
Cabdikariim Sheekh Axmed
Xasan Faarax Barre
Cabdicasiis Cabdulaahi Cabdi
Cabdi Jaamac Cabdulle
Cabdinaasir Cabdi Faarax

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online