![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/01/Gud-Mahad-Cawad-Nairobi-Abaaraha-9.png)
(January 27, 2017)
Nairobi:-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay shir ku saabsan wax ka qabashada abaaraha ka jira gobollada dalka Soomaaliya.
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/01/IMG_6684.jpg)
(January 27, 2017)
Bandar-bayla:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kormeer shaqo ku marayey gobolada Bari iyo Karkaar ayaa maanta 27 January si diiran loogu soo dhoweeyey degmada Bandar-b Ururka Al-shabaab oo la wareegay Saldhig ay ciidanka Kenya ku lahaayeen deegaanka Kulbiyow
(January 27, 2017)
Kismaayo:-Ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa waxaa ay duulaan qorshaysan ay ku qaadeen saldhiga ay ciidanka dalka Kenya ku lahaayeen deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubadda Hoose. Ciidanka Al-sh Madaxweyne ku xigeenka Puntland dalka Soomaaliya waxaa heysta Shisheeye (Daawo)
(January 27, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiim Cumar Camey ayaa waxaa uu ku qabtay magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland Shir jaraa’id waxaana uu uga hadlay xaalada dalka Soomaaliya
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|