Kitaabka aadaabta Sheekh iyo Ardaydiisa Sheekh Dr. Aadan Sh. Cali [Daawo]
(February 28, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Kitaabka aadaabta Sheekh iyo Ardaydiisa waxaana akhrinaya Sh. Dr. Aadan Sheekh Cali waana kitaaba oo Muhiim ah oo uusan ka maarmin arday walba ee raba in uu barto

(February 28, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Faramaajo), ayaa ku dhawaaqay in abaaraha ka jira dalka ay yihiin musiibo qaran oo u baahan in si degdeg

(February 28, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta 28 February 2017 xadhiga ka jaray dhismaha kaydka shid

(February 28, 2017)
Garoowe:-Wasaaradda maaliyadda dowladda Puntland Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland C/laahi Sh.Axmed ayaa warsaxaadeed ka soo baxday xafiiiskiisa waxaa lagu xusay in aysan jirin cabashooyinka la xi

(February 27, 2017)
Boosaaso:-Taliska guud ee ciidanka booliska Puntland, taliska Booliska Gobolka Bari iyo maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa waxaa ay saaka shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso waxaan ay ka w Madaxweynaha dowladda Puntland oo waraysi siiyey Daljir arrimo badana ka hadlay.[Dhagayso]
(February 27, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir waxaan uu ka xog waramay xaaladda guud ee Puntland. Madaxweynaha dowla

(February 26, 2017)
Garoowe:-Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa waxaa uu ka hadlay ciidamo maanta gelinkii hore isku wareejiyey xarunta barlamaanka Punt

(February 26, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Taliyaha ugu sarreeya Ciidamadda qalabka sida Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa maanta Booqday Xabsiga dhexe ee Xamar,isagoo soo kormee

(February 26, 2017)
Garoowe:-Ciidamo ka tirsan ciidanka Daraawiishta iyo kumaandooska Puntland oo sameeyey gadoodsan ayaa aanta xiray jidadka soo gala xarunta Baarlamaanka Puntland iyo wasaaarada maaliyadda ee magaalada Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo xilka iscasilay
(February 26, 2017)
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Madaxweynaha Galmudug,ayaa sheegay in sababo la xariira Caafimaadkiisa uu isku casilay w
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|