Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukun ku riday eedeysanayaal ka tirsan Al-Shabaab (Dhageyso)
(March 7, 2017)
Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida iyo danbiyada Culus ee 5 gobol ee Puntland ayaa maanta xukuno kala duwan ku Riday Eedeysanayaal kala duwan oo ay ku jiraan dhalinyaro la sheegay in ay ka tirsan yihi