Puntland oo soo Bandhigtay gaadiidkii ay Ugu deeqday JFS (Masawiro)
(March 11, 2017)
Garoowe:-Dawladda Puntland ayaa maanta  soo bandhigtay gaadiid 6 ah oo ay ku gaday lacagtii $150,000 USD ahayd ee deeq ahaanta ay soo gaarsiisay dowlada federaalka Soomaaliya. Wasiirka Howlaha guu
Waxgaradka gobolka Nugaal oo Ka Hadlay ammaanka magaalada Garoowe (Dhageyso)
(March 11, 2017)
Garoowe:-Odayaasha iyo waxgaradka magaalada Garoowe ayaa  maanta Shir jaraa,iid oo ay ku qabteen magaalada Garoowe waxay si adag uga hadleen xaalada amniga iyo ciidanka gadoodsan ee baryahaan sheegay