Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Puntland oo lagu dhaawacay Gaalkacyo.
(March 8, 2017)
Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa goor dhow Qarax lagula eegtay gudaha magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaana qaraxa loogu xiray gaarigii uu watay. Xildhibaanka
Qarax geystay Khasaaro kala duwan oo ka dhacay Degmada Luuq ee gobalka Gedo.
(March 8, 2017)
Gedo:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in goor dhow Qarax uu ka dhacay gudaha Degmada Luuq waxaana qaraxa lala eegtay Guddoomiyaha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Maxam