Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geeriga Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan
(March 19, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo gaarigiisa qarax loogu xi