Madaxda Dowladaha IGAD oo Ku Heshiiyay in Si Wadajir ah Xal Waara Loogu Helo Qaxootiga Soomaaliyeed
(March 25, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa isugu yimid shir gaar ah oo looga arrinsanayay sidii xal wa
Gudoomiyaha Baarlamaanka JFS oo codsi qoraal u diray Ra’iisul wasaare Xassan Cali Kheyr
(March 25, 2017)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxaa uu qoraal codsi ah u diray Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federeaalka Soomaaliya Xassan Cali
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Daahfuray Furashada Ururrada Siyaasada Nidaamka Xisbiyada Badan.[Masawiro]
(March 25, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 March 2017 si ramsi ah u daahfuray furashada Ururrada siyaasada nidaamka xisbiyada badan ee Dawladda Puntland.
Madaxweynaha Hirshabelle Oo Beledweyne Kula Kulmay Bahda Waxbarashada.[Masawiro]
(March 25, 2017)
Hiiraan:-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa halkaasi galabta kulan kula qaatay Xubno