
(March 28, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo digreeto Xeer Madaxweyne Lr-34 March, 26, 2017 kuna saabsan magcaabis wasiiru dawlaha Madaxtooyada ee xiriirka caalamiga ah,

(March 28, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kormeer ku tagay deegaanka Garas Guddiga gurmadka abaaraha Puntland oo soo bandhigay Liiska lacagaha soo gaaray
(March 28, 2017)
Boosaaso:-Guddiga ayaa soo bandhigay liiska lacagaha soo gaaray laga soo bilaabo 17/03/2017 ka guddiga ayaa u mahad celiyey dadka sadaqaadka la baxay dibad iyo gudaba waxayna Allaah uga baryeen khayr

(March 28, 2017)
Boosaaso:-Guddiga ayaa aad ugu mahad celiyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia gaar ahaan Guddoomiye Siciid Shiinle, kuxigeenkiisa C/rashiid Qalinle iyo xoghaya horumarinta haweenka maamo Cadar O Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey 3 Sarkaal oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee DPL oo shil gaari ku geeriyoodey.
(March 28, 2017)
[nggallery id=2073]

(March 28, 2017)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Beledweyne kulan kula qaatay, Xubno ka tirsan Qaramada Midoobay, iyadoo madaxweynaha uu kala hadlay arrimo kale duwan

(March 28, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 March 2017 Xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay wefti ka socdey Bangiga Aduunka. Madaxweynaha yaa w

(March 28, 2017)
Garoowe:-Deeqdaan oo ka koobnayd Bur ,Bariis , Sonkor ayaa ahayd mid ka timid 8 Jaamacadood oo ku yaal magaalada Muqdisho waxaana deeqdaan gaarsiiyay Tuulada Tuur Oo ka tirsan Degmada Ayl ee Gobolka N
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|