Bishaaro Masjidka As-Sunnah Islamic Center oo lagu qaban doono Muxaadaro
March 13, 2017 - Written by EditorSt.Paul:-Waxaa lagu loogu bishaareynayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka mataanaha ah ee St.Paul, iyo MN in lagu qaban doono Muxaadarooyin Muhiim ah waxaana lagu qaban doonaa Masjidka Al-Sunnah Islamic Center waxaana ka soo qeyb gali doonaan culumada kala ah.
1- Sheekh Dr Abdirahman Sh Omar … Imam of Masjid Abu Bakar
2-Sheekh Mohamed Mursal ……………. Imam of Masjid Al-Ihsan.
3-Sheekh Abdullahi (Abu -Fadli)………… Imam of Masjid As Sunnah
4-Sheekh Abdul Khaaliq Jaamac ………… Imam of Masjid Al-Ansar
no images were found
Halgan.net
St.Paul