Goleyaasha Somaliland Oo Waqtiga Loo Kordhiyey (Dhageyso)

March 6, 2017 - Written by Editor

Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa muddada ay qabsoomayso doorashada madaxtooyada iyo golayaasha wakiillada iyo deegaannada u qoondeeyay muddo ka duwan mid ay hore ugu heshiiyeen xisbiyada.

Fadhi ay maanta yeesheen ayaa guddi ka kooban 21 xubnood oo arrintaas loo xilsaaray, waxa lagu go’aamiyay in muddo-xileedka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo dhammaadka bishan ay xilka sii hayaan ilaa 13 bisha December ee sannadkan.

Mudanayaasha deegaannada iyo wakiilladaduna ayaa iyaguna ay go’aamiyeen inay xilka sii hayaan ilaa 28 APRIL 2019.

Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo kulankaasi goobjoog ka ahaa.

 

 

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online