Guddiga gurmadka abaaraha Puntland oo soo bandhigay Liiska lacagaha soo gaaray
March 28, 2017 - Written by EditorBoosaaso:-Guddiga ayaa soo bandhigay liiska lacagaha soo gaaray laga soo bilaabo 17/03/2017 ka guddiga ayaa u mahad celiyey dadka sadaqaadka la baxay dibad iyo gudaba waxayna Allaah uga baryeen khayr adduun iyo mid aakhiraba.
Hoos a eeg Liiska lacagaha soo gaaray gudiga gurmadka Abaraaha liiskan waxaa daba joogi doona liisas kale oo deg deg ah haddii Alle idmo. no images were found no images were found
Guddiga gurmadka abaaraha Puntland
Boosaaso, Halga.net