Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya oo musaafirisay 2 nin oo Kenyaan ah oo si sharci daro ah u joogay Soomaaliya.[Masawiro]
March 15, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya ayaa manta dalka ka masaafirisay labo nin oo Kenyan ah oo dalka sharci daro ku joogay kuna shaqeysanayay. Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdalka iyo Jinsiyadda Qeybta Dabagalka ayaa gacanta ku soo dhigay labadan nin waxana manta dib loogu celiyay Dalka Kenya.
no images were found
Hay’adda ayaa labadan nin ka mamnuucday in mar dambe ay dib ugu soo laban karin waxaana dhaman waxyaha Hay’adda lagu wargaliyay in ay ka foojignadan cid kasta oo dalka sharci daro ku joogta.
A/cawaale
Halgan.net