Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo la dardaarmay golaha wasiirada cusub.[Dhagayso]
March 21, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyadda ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa uu soo dhaweeyay golaha wasiirrada ee maanta uu magacaabay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Kheyre.
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa booqasho ugu tegay golaha wasiirada ee la magacaabay waxaan uu madaxweynuhu kula dardaarmay in ay ka soo baxaan xilalka loo igmaday waxaan uu codsi u jeediyey golaha Baarlamaanka in ay ansixiyaan golaha wasiirada ee cusub.
Hoos ka dhagayso dardaaranka Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
M_M_Deeq
Halgan.net