Golaha Wasiirada Puntland oo kulan ay yeesheen uga hadlay arimo Muhiima ah.
(March 23, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir gudoomiyey kulan ay yeesheen maanta xubnaha golaha wasiirada ee Puntland , kaas oo diiradda lagu saaray arrimaha Amniga,
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka Kenya.[Masawiro]
(March 22, 2017)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, halkaas oo uu ku
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe (Masawiro)
(March 22, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 22 Marcha 2017 Dalka dib ugu soo laabtay kana soo degey Casimada Dawladda Puntland ee Garo
Dhakhaatiirta Cusbitaalka Manhal iyo Ururka Xirfadlayaasha Caafimaad ee Manhal iyo HPA oo gargaar gaarsiiyey deegaanak Dhuxun[Masawiro/Video]
(March 22, 2017)
Laascaanood:-Iyadoo ay marayso xaalada abaareed ee ka jirta guud ahaan dalka Soomaaliya oo idili ayaa waxaa ay dadku qaarkood ka sugayey Naxariistii Alle , Todobaadkii la soo dhaafay ayaa waxaa is da
Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo la dardaarmay golaha wasiirada cusub.[Dhagayso]
(March 21, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta madaxtooyadda ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa uu soo dhaweeyay golaha wasiirrada ee
Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxmed Adan Koofi oo gaaray Rwanda[Masawiro]
(March 21, 2017)
Rwanda:-Wafdi aad u balaaran oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxmed Adan Koofi ayaa gaaray Magaalada Kigaali ee Dalka Rwanda. Wafdigaan ayaa waxaa qeyb
Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi “Farmaajo oo magacaabay Agaasimayaal
(March 21, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa waxaa uu magacaabay mas’uuliyiin cusub oo ka mid noqonaya shaqaalaha xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Xilalka uu madaxweynuhu magacaaba
Ra’iisul Wasaaraha JFS Xassan Cali Kheyre oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada
(March 21, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Xassan Cali Kheyre ayaa saaka si rasmi ah waxaa uu ugu dhawaaqay golahiisa  xukuumada oo ka kooban 26 wasiir iyo ra'iisul wasaare ku xigeen iyo wasi
Galmudug oo Qabatay Baabuur Qaraxyo ka Buuxaan (Dhageyso)
(March 20, 2017)
Ciidamada Nabad sugidda Somalia iyo kuwa amaanka ee Galmudug ayaa duleedka magaalada Cadaado ku qabtay laba dhalinyaro ah oo watay baabur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Guddoomiyaha baarlamank
Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Ladagaalanka Burcad Badeedka
(March 20, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Ladagaalanka Burcad Badeeda ee Puntland Cabdirisaaq Duceysane. Warsaxaafadeed ka soo baxay Xa

« Previous PageNext Page »