Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geeriga Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan
(March 19, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo gaarigiisa qarax loogu xi
Madaxweynaha JFS iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ku kulmay Muqdisho (Masawiro)
(March 18, 2017)
Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Muuse Faki ayaa maanta gaaray  magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Xas
Madaxweynaha Puntland oo la Kulmay wasiirka Arimaha dibada Addis Ababa (Masawiro)
(March 18, 2017)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta, halkaas oo u tegay hawlo shaqo oo la xiriira kobcin
Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo Bulshada Usoo bandhigay Lacago soo gaaray[Akhriso]
(March 16, 2017)
Boosaaso:-Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ayaa kusoo bandhigay magaalada Boosaaso liiska magacyada shirkadaha iyo dadweynaha Soomaaliyeed oo soo gaarsiiyey lacag ka badan 150 kun oo dollar. Guddoom
Ciidanka Badda Puntland oo hareereeyey Markab afduub loogu heysto deegaanka Xaabo
(March 16, 2017)
Caluula:-Warar ka imaanaya deegaanka Xaabo ee gobolka Bari, ayaa sheegaya ciidamo ka tirsan Puntland gaar ahaan kuwa Bada ee PMPF-ta ay gaareen halkaas iyagoo oo hareereeyey Markab afduub loogu heysto
Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland oo Ka Qayb Galay Roobdoon Maanta laga Tukadey Garoowe[Masawiro]
(March 16, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 16 March 2017 Magaalada Garoowe ee Casimada Dawladda Puntland kaga qayb gal
Ciidamada Badda Puntland PMPF iyo dablay qafaalatay Markabka ARIS-13 oo ku dagaalamay Caluula.[Dhagayso]
(March 16, 2017)
Caluula:-Cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Dawladda Puntland PMPF ayaa shalay gaaray xeebta degmada Caluula ee Gobolka Gardafu oo maalin ka hor ay koox dhalin yaro ah oo hubaysan ay ku qafaasheen Mark
Madaxweynaha JFS oo xafiiskii ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Debadda Britain.[Masawiro]
(March 15, 2017)
Muqdisho :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi farmaaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xog-hayaha arrimha debadda dowladda Britain Boris Jonhson oo maant
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya oo musaafirisay 2 nin oo Kenyaan ah oo si sharci daro ah u joogay Soomaaliya.[Masawiro]
(March 15, 2017)
Muqdisho:-Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya  ayaa manta dalka ka masaafirisay labo nin oo Kenyan ah oo dalka sharci daro ku joogay kuna shaqeysanayay. Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socda
Barnaamijka Socdaalka Nabada ee gudiga culimadu ku gaareen Koonfurta Gobolka Sool[ Video]
(March 15, 2017)
Laascaanood:-Ka dib colaada daba dheeraatay oo u dhaxaysa laba beelood oo wada dega deegaanada koonfurta Gobolka Sool oo marar kala duwan lagu bixiyey dedaalo nabadeed in lagu damiyo colaad u dhexmart

« Previous PageNext Page »