
(March 14, 2017)
R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, wasiirka wasaaradda Diinta iyo Owqaafta C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Gudoomiyaha Gobalk

(March 14, 2017)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa soo dhaweeyey ansixintii golaha wasiirrada cusub ee Hirshabeelle ee uu dhowaan Soo magacaabay. iyad Tacsi:-Habaryar Siciido Adan Warsame Islaan oo ku geeriyootay Degmada Xarfo
(March 14, 2017)
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun.Haddaan nahay Qoyska Reer Keenadiid ,waxaanu si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynaynaa geerida naxdin leh oo ku timid Habaryar Siciido Adan Warsame Islaan

(March 13, 2017)
St.Paul:-Waxaa lagu loogu bishaareynayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka mataanaha ah ee St.Paul, iyo MN in lagu qaban doono Muxaadarooyin Muhiim ah waxaana lagu qaban doonaa M Xal iyo is afgarad laga gaarey gadood ay sameeyeen qaar ka mid ah ciidanka Puntland.[Masawiro/Video]
(March 13, 2017)
Garoowe:-Taliyaha ciidanka kumaandoosta ee DANAB Col. Jimcaale Jaamac Takar ayaa waxaa uu raaligelin buuxda uu ka bixiyey gadood ay sameeyeen dhalinyaro ka tirsan ciidanka Kumaandowska iskja raali gel

(March 12, 2017)
Boosaaso:-Waxaa magaalada Bosaso ee Puntland ee xarunta gobalka Bari ayaa lagu caleema saaray Ugaaska guud ee beesha Cali Xijiijle, Ugaas Muxyadiin Ugaas Xaaji Cabdi Axmad ka dib xaflad ballaaran oo k Ra’iisul wasaaraha JFS Xassan Kheyre oo joojiyey Boobka lagu hayo dhul ku yaala Agagaarka Garoonka Aadan Cade.
(March 12, 2017)
Muqdisho:-Ra'iisal wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa lagu joojiyey dhul si sharci daro ah loo kala iibsanayey oo ku yaal meel

(March 12, 2017)
Laascaanood:-Culimada waaweyn ee Gobolka Sool ayaa isu taagay Sidii Xal Rasmiya looga gaadhi lahaa Colaada soo Noq-noqotay ee Koonfurta Gobolka Sool. Wafdiga Culimada ayaa waxay Socod dheer ku Mare

(March 11, 2017)
Garoowe:-Dawladda Puntland ayaa maanta soo bandhigtay gaadiid 6 ah oo ay ku gaday lacagtii $150,000 USD ahayd ee deeq ahaanta ay soo gaarsiisay dowlada federaalka Soomaaliya. Wasiirka Howlaha guu Waxgaradka gobolka Nugaal oo Ka Hadlay ammaanka magaalada Garoowe (Dhageyso)
(March 11, 2017)
Garoowe:-Odayaasha iyo waxgaradka magaalada Garoowe ayaa maanta Shir jaraa,iid oo ay ku qabteen magaalada Garoowe waxay si adag uga hadleen xaalada amniga iyo ciidanka gadoodsan ee baryahaan sheegay
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|