Gudiga Culimada ee Gurmadka Abaaraha oo Biyo Dhaamis ka sameeyay Gobolka Mudug[Masawiro/Video]
(March 10, 2017)
Boosaaso:-Gudiga Culimada ee Gurmadka Abaaraha ayaa waxaa ay u howl galeen in ay gargaar u fidiyaan dadka Soomaaliyeed oo ay halakeeyeen Abaaruhu iyagoo arrinkaas la kaashanaya waxgaradka iyo shacabka
Madaxweynaha Puntland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo u Ambabaxay Dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka[Cod/Masawiro]
(March 10, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 10 March 2017 safar shaqo ugu ambabaxay Dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carab
Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(March 10, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Abaaraha baahan
Raisulwasaaraha JFS oo la kulmay gudiga Abaaraha iyo Ganacsato (Masawiro)
(March 9, 2017)
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan ballaaran la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed iyo ururada bulshada, isaga oo kala hadlay sida ugu haboon ee gurmad deg
Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo looga hadlay amniga iyo Abaarah
(March 9, 2017)
Boosaaso:-Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu shir gudoomiyey Madaxweyanah dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa looga hadlay Arrimaha Amaanka, Abaaraha iyo An
Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Puntland oo lagu dhaawacay Gaalkacyo.
(March 8, 2017)
Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa goor dhow Qarax lagula eegtay gudaha magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaana qaraxa loogu xiray gaarigii uu watay. Xildhibaanka
Qarax geystay Khasaaro kala duwan oo ka dhacay Degmada Luuq ee gobalka Gedo.
(March 8, 2017)
Gedo:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in goor dhow Qarax uu ka dhacay gudaha Degmada Luuq waxaana qaraxa lala eegtay Guddoomiyaha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Maxam
Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukun ku riday eedeysanayaal ka tirsan Al-Shabaab (Dhageyso)
(March 7, 2017)
Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida iyo danbiyada Culus ee 5 gobol ee Puntland ayaa maanta xukuno kala duwan ku Riday Eedeysanayaal kala duwan oo ay ku jiraan dhalinyaro la sheegay in ay ka tirsan yihi
Degmada Xamar Jajab gaar ahaan xaafada Buulada oo qof rayida lagu dilay
(March 6, 2017)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Buulada lagu dilay alaha u naxariistee nin magaciisa lagu sheega
Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la qaatay Maamulka Gobolka Banaadir (Masawiro)
(March 6, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xasan Jimcaale , Haween iyo Xi

« Previous PageNext Page »