Goleyaasha Somaliland Oo Waqtiga Loo Kordhiyey (Dhageyso)
(March 6, 2017)
Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa muddada ay qabsoomayso doorashada madaxtooyada iyo golayaasha wakiillada iyo deegaannada u qoondeeyay muddo ka duwan mid ay hore ugu heshiiyeen xisbiyada. Fad
Culimada Gobolka Sool oo baaq nabadayn ah u diray 2 beelood oo walaalo ah oo ku dagaalamay Koonfurta Gobolka Sool
(March 5, 2017)
Laascaanood:-Culmo'udiinka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Sool ayaa waxaa ay ugu baaqeen labo beeleed oo walaalaha oo dhawaan ku dagaalamay Gobolka Sool in ay alle ka baqaan oo ka fogaadaan colaad iy
VOA oo Wareysatay Madaxweynaha Puntland [Dhagayso]
(March 5, 2017)
Boosaaso:-Cabdiweli Gaas ayaa wareysigan uga hadlaya arrimaha Puntland, gaar ahaa amniga, dhaqaalaha, canshuuraha, kaluumaysiga xeebaha Puntland iyo waliba xiriirka Puntland iyo dowladda dhexe. Cabdiw
Madaxweynaha JFS oo la Kulmay qaar ka mid ah Warbaahinta Madaxa Bannaan (Masawiro)
(March 5, 2017)
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftireyaasha warbaahinta sida gaarka ah loo leeyahay ee da
Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Odayaasha Dhaqanka Gobolka Bari (Masawiro)
(March 5, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05, March 2017 la kulmay qaybaha kala duwan ee odayaasha dhaqanka Gobolka Bari, waxaana kulnakaasi ka qayb galay masuuliyiint
Raisulwasaaraha JFS oo kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha
(March 4, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha, waxana ay si gaar ah uga wada hadleen wax u qabashada dadka
Agaasimaha Hay’ada Waddooyinka Puntland oo xilkii laga qaaday
(March 4, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilka ka qaaday Agaasimaha Hay’ada Waddooyinka Puntland Maxamuud Cabdinuur Aadan,, ka dib Digreeto kaso baxday xafiiska Madaxweynaha
Madaxweyne Puntland oo magacaabay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee gobolka Nugaal.
(March 4, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu wareegto ku magacaabay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee gobolka Nugaal Cali Salaad Diiriye Faarax. Wareegtada uu
Xiriirka Ardayda Soomaaliyeed ee Caalamiga ah ee Suudaan oo qabtay barnaamij Aqoon kororsi.[Masawiro]
(March 4, 2017)
Sudan:-Xiriirka ardayda Soomaaliyeed ee Caalamagi ah ee dalka Suudaan ayaa bishan la soo dhaafay ee Febraayo ayaa ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata jaamacadaha dalka Suudaan ku jiraan fasax , u qa
Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(March 3, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Khatarta ay leed

« Previous PageNext Page »