Ra’iisul Wasaaraha JFS Xassan Cali Kheyre oo Wareysi Siiyey Idaacadda VOA. [Dhagayso]
March 3, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somalia Xassan Cali Khayre oo maanta xilka la wareegay, ayaa wareysi uu siiyay idaacadda VOA ku sheegay in xukuumadda uu soo dhisi doono ay ahmiyad gaar ah siin doonto wax ka qabashada amni xumada dalka ka jirta, iyo waliba la dagaallanka musuq-maasuqa regaadiyay hay’addaha dowladda Somalia.
Kheyre cusub ayaa sidoo kale sheegay inay soo dhaweynayaan dhalinyarada ka tirsan al-shabaab ee doonaya inay ururkaasi ka soo baxaan. Weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed ayaa RW cusub wareystay, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay nooca xukuumadda uu soo dhisi doono.
Hoos ka Dhagayso waraysiga idaacadda VOA la yeeltay Ra’iisul wasaaraha cusub ee JFS Xassan Cali Khayre
[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/03/7412c3e2-8dc2-4df3-87bf-355360d2d3f0_hq.mp3]Source: VOA