Ra’iisul wasaare Xassan Kheyre oo helay Kalsoonida Golaha Baarlamaanka JFS.[Masawiro]
March 1, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku ansaixiyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee JFS Xassan Kheyre waxaan codka kalsoonida siiyey xildhibaano dhan 231 xildhibaan. Codka xildhibaanada ayaa waxaa uu u dhacay si gacan taag ah waxaan gabagabagdii natiijada ku dhawaaqay Guddoomiyaha golaha baarlamaanka JFS Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Kulanka Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ee saaka ayaa waxaa ka soo qayb galay 231 Xildhibaan oo dhamaantood codka kalsoonoda siiyey Ra’iisul wasaaraha cudsub ee JFS Xassan Kheyre.
no images were found
Ra’iisul wasaaraha cusub ee JFS Xassan Kheyre ayaa waxaa uu mahad u jeediyey Xildhibaanada siiyey kalsoonida waxaa uu sheegay in Garsoorku madax banaan yahay ka dib markii uu dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamadda sare
A/cawaale
Halgan.net