Sh. Dirir oo ka hadlay dhalinyaro dhar ku Xayeesiiyey Hargaysa.[Video]
March 30, 2017 - Written by EditorHargeysa:-Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee waaweyn ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu wax laga xumaado ka tilmaamay in Hargeysa laga sameeyo Fashionka dharka oo iskugu jira Ragga iyo Dumarka.
Sh. Dirir ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dumar ragga masuuliyiinta ay qabtaan ay abaabulayaan dhaqan xumada lagu xayeesiinayo dumarka arrinkaas oo ah caado laga soo guuriyey dalalka reer Galbeedka.
Hoos ka Daawo Fashion-ka Ragga Xagee buu Ka soo Jeedaa. Sh Dirir
A/cawaale
Halgan.net