Maxkamada Ciidamada Puntland oo dil ku fulisay 5-dhalinyaro ah oo dilal ka geystay Boosaaso.[Dhagayso]
(April 8, 2017)
Boosaaso:-Maxkamadda ciidanka qalabka sida iyo dembiyada culus ee shanta gobol (Karkaar, Bari, Gardafuu, Sanaag iyo Haylaan) ee Puntland  ayaa maanta waxaa ay xukun dil ku fulisay  5 dhalinyaro oo k
Sh Maxamuud Xaji Yuusuf oo Ka digay Ururka Takfiirka ee Cusub Al-Saadicuun (Dhageyso)
(April 8, 2017)
Garoowe:-Waxaa maalmihii lasoo dhaafa aad loo hadal hayay Koox Cusub oo isku Magacowday (Al-Saadicuuna Bil Xaq )Kuwaas oo Saldhig u ah fikirka khaldan ee Gaalaysiinta kuwas oo cadeeyay in ay isqarinay
Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS iyo Galmudug oo isla meel dhigay waqtiga ay dhacayo doorashada Gal-Mudug
(April 8, 2017)
Cadaado:-Wasiirka arrimaah gudaha  Federalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid (Juxa) iyo madaxweyne ku xigeenka Gal-Mudug, Maxamed Cabdiqaadir Xaashi (Carabey
Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(April 7, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Xaalada islaamka
Shirka Golaha Wasiirad oo war ka soo saaray Kooxda Takfiirka is qariya ee Al-Saaciduun (Akhriso)
(April 6, 2017)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada ee dowlada Puntland ayaa waxaa looga hadlay khatarta kooxda Takfiirka is qariya ee la baxay Saaciduun Bil Xaq waxayna Maamulka Puntland sidoo kale baaq u direen madaxd
Madaxweynaha JFS oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab (Masawiro)
(April 6, 2017)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa iclamaiyay dagaal ka dhan ah kooxaha nabad diidka ah, si looga cirib tiro guud ahaan dalka. Ma
Golaha Wasiirada oo isbadal ku sameeyey hogaanka ciidanka Qalabka sida iyo Maamulka G. Banaadir (Masawiro)
(April 6, 2017)
Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee uu shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre ayay ku ansixiyeen isba
Puntland oo Heshiis La Saxiixatay Shirkada DPWORLD Ee Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta (Masawiro)
(April 6, 2017)
Dawladda Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay  6 April 2017 la saxiitay heshiis taariikhiya shirkada DPWORLD ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta, heshiiskaas oo ku saabsan balaarinta dekada
7 Qof oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Muqdisho (Dhageyso)
(April 5, 2017)
Ugu yaraan toddoba qof ayaa ku geeriyootay, toban kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax baabuur oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, sida ay sheegeen goobjoogeyaal iyo suxufiy
JFS oo xaqiijisey in Heshiiskii Diyaaradaha tooska u aadaya Nairobi uu sidiisii yahay
(April 5, 2017)
Shalay oo ay taariikhdu aheyd 4ta April 2017 waxaa dhacday in labo diyaaradood oo u socday Nairobi ay sii mareen Wajeer, halka labo kalena ay si toos ah u aadeen Nairobi. Dowladda Federaalka oo baa

« Previous PageNext Page »