Wasiir Xoosh iyo wafdigiisa oo la kulmay Madaxweyne Shariif Xasan
(July 12, 2017)
Baydhabo:-Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxamaan Xoosh Jibriil ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa maanta la kulmay Mada
Puntland oo gacanta ku dhigtay 14 qof oo Al-Shabaab looga Shakisan Yahay [Masawiro]
(July 11, 2017)
Garoowe:-Ciidamada ammaanka Puntland gaar ahaan ciidanka PSF ayaa gacanta ku dhigay 14 qof oo looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab kuwaas oo ku sii jeeday Buuraha gobolka Bari
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Daah-furay Shirweynaha dib u Eegista Mashruuca Horumarinta Degmooyinka Puntland(Masawiro)
(July 10, 2017)
Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Goboleedka Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 10 July, 2017 waxa uu caasimadda Maamul Goboleedka Garoowe ku daah-furay shirwe
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaaliya oo kulan wadatashi ah ku qabatay magaalada Baydhabo.[Masawiro]
(July 10, 2017)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay bulshada rayidka ee Koonfur Galbeed (KG), kulanka ayaa ku saabsanaa in dadka ay ra’yig
Faahfaahin ka soo baxaysa howlgalo ciidanka PSF ay ka wadaan Buuraleyda Galgala (Dhageyso)
(July 10, 2017)
Wararka lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari ayaa sheegaya in ciidamada PSF ay weeararo kala duwan ku qaadeen fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen Buuraley
War-murtiyeedka ka soo baxay kulankii Golaha Amniga Qaranka Ee ka Socday Muqdisho.
(July 10, 2017)
Kulan ay isigu yimaadeen madaxada DFS iyo Maamul gobaleedyada ka jira dalka kaas oo looga hadlayey amniga qaranka ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed waxaana uu u qornaa sidan 1.Golaha Amniga Qar
Madaxweynaha oo Magacaabay Guddiga Madaxa-bannaan ee Taakuleynta Ciidamada
(July 9, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay guddi maamula sanduuqa taakulaynta ciidamada.  Sanduuqaan oo ah mid madaxbannaan ayaa waxa
Ciidamadda PSF oo Sheegay in ay dileen 18 ka tirsan kooxda Al-Shabaab
(July 9, 2017)
Ciidamadda PSF ee Puntland ayaa sheegay in weerar ay ku qaadeen saldhigyo Al-shabaab ay ku lahaayeen buuralayda Galgala ay ku dileen 18 ka tirsan kooxda Al-shabaab kuwaas oo ku dhuumaaleysanyey buural
Madaxweyne Farmaajo oo Furay Kalfadhigga Baarlamanka JFS (Dhageyso)
(July 8, 2017)
Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigii 2-aad ee baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya. Madaxwaynaha oo jeedinayay khudbadda dastuuriga ah ee furita
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kaga Qayb Galay Furitaanka Kal-fadhiga 2aad Ee Golaha Shacabka JFS
(July 8, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta 08 July 2017 ka qayb galay furitaanka kal-fadhiga 2aad ee golaha shacabka Jamhuuriy

« Previous PageNext Page »