Maamulka Halgan.net oo Hambalyada Munaasabadda Ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed
(August 31, 2017)
Muqdisho:-Maamulka Halgan.net iyo dhamaan wariyaash ka howl gala ayaa u diraya Hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah Hambalyadaas oo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxaa waxaana alle uga ba
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo wareysi siiyay Warbaahinta Qaranka.[Video]
(August 31, 2017)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa Telefishinka Qaranka iyo Radio Muqdisho siiyay wareysi dhinacyo badan taabanayay oo ku
Madaxwyenaha Dawladda Puntland oo Hambalyo Ku Aadan Ciidul Adxaha U Diray Ummadda Soomaliyeed.[Dhagayso]
(August 31, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku gudajira gudashada acmaasha akhyriga ah ee Xajka  ayaa Hambalyo u diray ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntland iyo
Dowladda Ethiopia oo Xaqiijisay in Loo soo Dhiibay Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax.[Dhagayso]
(August 31, 2017)
Dowladda Ethiopia ayaa markii ugu horreysay xaqiijisay in dowladda Soomaaliya ay u soo gacan galisay sarkaal ka tirsanaa ururka ONLF oo toddobaadkii hore la sheegay in lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.
Madaxweynaha JFS oo Umada Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Ciida Carafo
(August 31, 2017)
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle uga rajeeyey shacabka Soomaa
Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Todobaadkan Looga hadlay Amniga, Sicir Bararka Iyo Xal u Helidda Lacagta Shillin Soomaaliga.
(August 31, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xgeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng C/xakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey, ayaa maanta shir-guddoomiyay shirka golaha xukuumadda Dawladda Puntland, waxaana
ONLF oo Xaqiijisay in DFS ay Itoobiya u gacan Galisay C/ Xakiin Sh Qalbi Dhagax
(August 30, 2017)
Gaalkacyo:-Jabhada ONLF ayaa waxay warmurtiyeed ka soo saartay sarkaal ka tirsan oo ay DFS u gacan galisay dowlada Itoobiya sarkaalka ayaa waxaa ay ciidamada NISA ee nabadsugida Soomaaliya ay ka qabte
Mu’assasada Minhaaj oo wacyigalin balaadhan oo dacwo ka samaysay Magaalada Burtinle.[Masawiro]
(August 30, 2017)
Burtinle:-Muassasada Minhaaj faraca gobolka Nugaal ayaa mudadii u dhaxaysay 23--26kii bishaan ka samaysay wacyigalin balaaran oo dacwo magaalada Burtinle, wacyigalintaas oo isugu jirtay:- 1) Siminaar
Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wefti uu Hogaaminayo Safiir Ku-xigeenka Dalka Jarmalka ee Soomaaliya.[Masawiro]
(August 30, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 30 August 2017 qasriga Madax tooyada Garoowe ku qaabilay wefti u
Maamulka Gal-Mudug oo warsaxaafeed ka soo saaratay diyaaradaha sidda gargaarka bani’aadamnimo
(August 30, 2017)
Cadaado:-Maamulka Gal-Mudug ayaa waxa uu warsaxaafadeed ka soo saaray maanta in diyaaradaha gargaarka bani’aadamnimo sidda ee ka soo dega Garoomada diyaradaha ee Gal-Mudug aan wax lacag canshuur ah

Next Page »