Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug Aadan Nuur Qaal oo laga waraystay dilal ka dhacay magaalada Gaalkacyo.[Dhagayso]
July 2, 2017 - Written by EditorGaalkacyo:-Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug Aadan Nuur Qaal oo ka hadlay dilal kja dhacay magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa uu ka hadlay dilal dhowr ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo waxaan uu xusay in howl galo ay wadaan ciidanka isagoo ka codsaday dadweynaha in ay la sdhaqeeyaan laamaha amniga Gobolka Mudug. Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug Aadan Nuur Qaal ayaa waxaa uu waraysi uu siiyey Radio daljir waxaa uu xusay in kooxdii huansaynay ee dilalka geystay ay u baxsadeen Koonfurta Gaalkacyo xiririr ay la sameeyeen dhinac Maamulka Gal-Mudugna ay sheegeen in ay ka hawl gali doonaa in ay soo qabtaan danbiilayaasha dialalka ka geystay Waqooyiga Gaalakacyo.
Hoos ka Dhagayso waraysiga uu Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug Aadan Nuur Qaal uu siiyey Radio Daljir
M_M_Deeq
Halgan.net