Maamulka Halgan.net oo Hambalyada Munaasabadda Ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed
(August 31, 2017)
Muqdisho:-Maamulka Halgan.net iyo dhamaan wariyaash ka howl gala ayaa u diraya Hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah Hambalyadaas oo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxaa waxaana alle uga ba
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/08/21216136_506790419653591_247401170_o.jpg)
(August 31, 2017)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa Telefishinka Qaranka iyo Radio Muqdisho siiyay wareysi dhinacyo badan taabanayay oo ku
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/08/IMG_1249-1.jpg)
(August 31, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku gudajira gudashada acmaasha akhyriga ah ee Xajka ayaa Hambalyo u diray ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntland iyo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/08/B1735A6E-1439-4C50-A494-36531BF89B9A_cx0_cy0_cw90_w1023_r1_s.jpg)
(August 31, 2017)
Dowladda Ethiopia ayaa markii ugu horreysay xaqiijisay in dowladda Soomaaliya ay u soo gacan galisay sarkaal ka tirsanaa ururka ONLF oo toddobaadkii hore la sheegay in lagu qabtay magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha JFS oo Umada Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Ciida Carafo
(August 31, 2017)
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle uga rajeeyey shacabka Soomaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/08/IMG_7122.jpg)
(August 31, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xgeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng C/xakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey, ayaa maanta shir-guddoomiyay shirka golaha xukuumadda Dawladda Puntland, waxaana
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|