Madaxweyanah Galmudug oo magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug
August 21, 2017 - Written by EditorCadaado:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa galabta magacaabay Golihiisa Wasiirada cusub ee maamulka Galmudug waxaana uu Madaxweynaha Galmudug magacaabay 22 wasiir 22 wasiir ku xigeen iyo 8 wasiiro dowlo.
Hoos ka Akhriso Golaha Wasiirada uu magacaabay Madaxweynaha Galmudg Axmed Ducaale Xaaf.
no images were found
A/Cawale
Halgan.net