Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada Ee Xiriirka Goleyaasha Puntland oo la magacaabay

August 17, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magcaabay Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Goleyaasha, Ahna Af-hayeenka Madaxtooyada Cabdullahi Maxamed Jaamac (Quraan Jecel).xeer Madaxweyne Lr.101 August 16 2017 waxayna u qorneyda wareegtada sidan.

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay:-;    Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu tixgeliyey:- Aqoontiisa iyo Khibradiisa Shaqo.

Wuxuu Xeeriyey:-

  1. Waxaa Cabdullaahi Maxamed Jaamac ( Quraan Jecel ) loo magcaabay Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Goleyaasha, Ahna Af-hayeenka Madaxtooyada.
  2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYIGELINTA HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,073 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>