Madaxweyne Farmaajo“Waxa ay ogaan doonaan in shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal deg deg uga jawaaba dhibaata kasta”[Masawiro]
(October 21, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ay ka wadaan diyaar garow iy
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Gaas oo lagu soo dhoweeyey magaalada Garoowe.[Masawiro]
(October 21, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 21 October 2017 si balaadhan loogu soo dhoweeyey Caasimadda Garoowe.
Maamulka S/land iyo Khaatumo oo heshiis ku gaaray Caynaba (Masawiro)
(October 21, 2017)
Ceynabo:-Maamulada S/land iyo Khaatuma ayaa kala saxiixday heshiis ku aadan Mideynta labada maamul waxaana uu Heshiiskooda ka dhacay magaalada Ceynabo. Labada Madaxweynaha Somaliland iyo Khaatuma ayaa
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo War-murtiyeed ka soo saaray xaalada dalka
(October 21, 2017)
War murtiyeed ka soo baxay golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay ku mideysan yihiin Madaxweyne dowlad goboleed dalka ayaa waxaa looga hadlay waxaana looga hadlay xaalada guud ee dalka . War m
Sh. Ibrahim Nadaara horay uga tirsanaa Al-shabaab oo laga waraystay qaraxii is goyska Zoobe ee Muqdisho.[ Video]
(October 21, 2017)
Baydhabo:-Sh. Ibrahim Nadaara Oo bishii Agoosto 2016 ka soo goostey ururka Al shabaab una qaabilsanaa dhinac wacyi gelinta oo waraysi gaar ah siiyey KGS TV xili uu marti u ahaa Barnaamija ‘Runta She
Mu’asasada SAFA ee Dacwada & Hormarinta oo Maamul cusub loo doortey (Masawiro)
(October 21, 2017)
Muqdisho:-Arbacadii 18/10/2017, Mu’asasada Safa ee Dacwada & Hormarinta waxey yeelatey Maamul cusub oo xilka heynaya mudada Sadexda Sano ee soo socota. Kalfadhi ay isugu yimaadeen labada Gole