
(November 30, 2017)
Deeqo lacageed oo Gudiga Gurmadka Mu’asasa Safa ee Dacwada & Hormarinta kasoo kala gaadhey Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Denmark & UK ayaa la gaarsiiyey Agoon & Qoysas ehelkooda ku waayey

(November 30, 2017)
Garoowe:-Shirka golaha wasirada dowladda Puntland oo looga hadlay amniga , Abaaraha , Can shuuraha Biriga iyo Arrimo kale. Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay Golaha wasiirada Puntland.

(November 30, 2017)
Abidjan :-Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shirka 5aad ee Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub Abidjan, 29, Nofeembar, 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane

(November 29, 2017)
Jowhar:-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay golaha wasiirada ee Maamulka dowlad goboleedka Hirshabelle waxayna ka kooban yi

(November 29, 2017)
Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool waxaa maanta gaaray Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur oo horey uga tirsanaa ururka al-Shabaab, markii dambena ka goostay, oo isu soo dhiibay dowladda Soomaaliya.

(November 29, 2017)
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulahi Xaaji Cumar Camey ayaa si rasmi ah uga furay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland Shirka dib u Eegista iyo ka wadatashiga Sharciga Maxkamada Sare ee Maamulka S/land oo ansixisay doorashadii ka dhacday S/land.[Dhagayso]
(November 28, 2017)
Hargeysa:-Maxkamada Sare ee S/land ayaa waxaa ay soo saartay go’aankii ugu danbeeyey ee doorashadii ka dhacday deegaanada S/land 13-kii bishaan uuna ku soo baxay Hogamiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Bix

(November 28, 2017)
Nayroobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaar

(November 27, 2017)
Malmö :-Waxaa magaalada Malmö ee dalka Sweden ka furmay 25-11-2017 Shirkii golaha Shuurada ee Mu’asasada European Muslim Association (EMA)waxaana uu shirka lagu qabtay Hotel Good Morning waxaana s

(November 27, 2017)
Muqdisho:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay heshiis ku kala saxiixa nayeen baarlamaanada Soomaaliya iyo kan Dalka Jabuuti,kaasi oo ku dhisan wadashaqeyn iyo walaaltinimo. Kulanka waxa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|