Khudbdii jimcaha ee Maasjidu Nuural-Huda ee Hargeysa oo looga hadlay qaraxii Muqdisho (Daawo)
(October 22, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbdii jimcaha ee Maasjidu Nuural-Huda ee magaalada Hargeisa waxaana jeediyey Sh Maxamuud Diriri Sheekh ayaa khudbadiisa uga hadlay Xasuuqii ka dhacay magaalada Muqdisho
Banaanbax looga soo horjeeda Heshiiska Khaatumo iyo S/land oo ka dhacay Buuhoodle (Daawo)
(October 22, 2017)
Buuhoodle:-Banaannbax balaaran oo looga soo horjeedo heshiiskii ay wada gaareen Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr iyo Madaxweynaha S/land ee Axmed Siilaanyo ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada B
Faahfaahin Khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay deegaanka Baalow
(October 22, 2017)
Balcad:-Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in gaari dad shacab ah ay saarnaayeen ay miino kula qaraxday deegaanka Daniga Baalow oo galbeed ka xiga Balcad.
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u ambabaxay dalka Uganda (Masawiro)
(October 22, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safar shaqo oo qaadanaya muddo hal maalin ah ugu amba baxay dalka Uganda, si uu dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni ugala hadlo