
(October 28, 2017)
Muqdisho:-Mu’asasada Safa ee Dacwada & hormarinta ayaa maalintii Saddexaad qeybisey kaalmo lacageed oo Shirkada Amal & Jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden ka timid looguna tala galey Gurmadka M Madaxweyne Farmaajo “Waxa aan Alle uga baryayaa in uu Janadiisa ku manaysto dadkii Soomaaliyeed ee lagu laayey weerarkan argagixiso”
(October 28, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ahaa ee lala beegsaday Hoteel

(October 28, 2017)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) iyo Ciidanka badda Puntland oo howl gal ka fuliyey si wada jir ah Buuraha Calmadow ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen 5 xubnood oo ka tirsan ururka Al-shab

(October 28, 2017)
Garoowe:-Maxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28 october 2017 safar shaqo ugu ambabaxay magaalada Muqdisho

(October 28, 2017)
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta laba qarax oo is xiga ay ka kala dhaceen Hotelka Naasa-hablood 2 ee Degmada Xamar-weyne iyo weliba agagaarka Taalada Daljirka-Dahsoon.
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|