Madaxweyanaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey Shacabka Soomaaliyeed ee ku Waxyeeloobey Qaraxyadii Muqdisho.
October 14, 2017 - Written by EditorBoosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey dadkii shacabka ahaa ee caawa lagu laayey qarax is miidaamin ah oo ka dhacay is-goyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ismiidaaminta ayaa waxaa loo adeegsaday gaari xamuul ah oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay. Waxaan ka dhashay khasaaro weyn oo iskugu jirta dhimasho iyoo dhaawac.
Hoos ka Akhriso Madaxweyanaha Puntland oo kaTacsiyeeyey Shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobey Qaraxyadii Muqdisho.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net