Sheekh Dr Xasan Cali Warsame oo Khudbadii Jimacaha uga hadlay Xasuuqii Muqdisho (Daawo)
October 23, 2017 - Written by EditorBurco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee magaalada Burco waxaana Khudbada Jimacaha jeediyey Sheekh Dr Xasan Cali Warsame waxaana uu sheekhu aad ugu dheeraaday khatarta afkaarta khaldan oo ay xamaarsan yihiin dhalinyarada Soomaaliyeed qaarkood taas sababatay Xasuuqii Muqdisho .
Sheekh Dr Xasan Cali Warsame ayaa ugu baaqay Madaxada iyo Siyaasiyiinta Somaliland oo haatan ku jira olalaha doorashooyinka kuwaas oo lacago badan ku bixinaya Laaluushka sida ay xukunka ku iman lahaayeen wuxuuna ugu baaqay in lacagtaas ay ku bixiyaan oo ugu gurmadaan dadka walaalahood ah ee lagu xasuuqay magaalada Muqdisho.
Hoos ka Daawo Khudbadii Sheekh Dr Xasan Cali Warsame oo Khudbadii Jimacaha uu uga hadlay Xasuuqii Muqdisho (Daawo)
Halgan.net
Burco