Wasiir Dowlaha dekedaha Puntland Axmed Saciid oo lagu dhaawacay Boosaaso
(January 31, 2018)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari  ayaa waxaa ay sheegayaan in  Wasiiru dowlihii wasaaradda dekaddaha Puntland, Axmed Saciid galabta lagu dhaawaca
Jaamacadda bariga Afrika iyo horumarka ay ka samaysay dhanka Tiknooloojiyada cusub.[Masawiro/Video]
(January 31, 2018)
Boosaaso:-Galbnimadii isniinta 29/1/2018 ayey ku guulaysteen gudiga ardayda ee dhinaca IT-ga inay kiciyaan diyaarada nooca daroonis-ka ah oo qabanaysa adeegyo kala duwan oo ay ugu muhiimsan yihiin dhi
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo magacaabay Guddiga xalinta Cabashooyinka Dawladda.
(January 31, 2018)
Garoowe:-Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay guddiga xalinta cabashooyinka Dawladda Puntland, kadib markii ay kasoo baxda
Madaxweynaha Jubaland oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare.
(January 30, 2018)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka JIland Axmed Maxamed Islaam ayaa labo digreeto kukala magacaabey Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland wuxuuna u magacaabay Maxamed Sh Cusmaan Siciid halka  gudoomiyah
Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay kadib Shirkii Midowga Afrika
(January 30, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu ka qeybgalay Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Af
Madaxweyne Farmaajo oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxda Afrika (Masawiro)
(January 29, 2018)
Addis Ababa:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda ka qeybgalaysa Shir-Madaxeedka 30-aad ee Uru
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray Colaad deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool
(January 29, 2018)
Muqdisho:-Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ayaa saaka baaq nabadeed u diray madaxda S/land iyo Puntlad iyagoona ugu baaqay in colaada ka dhex jirta lagu dhameeyo wada hadal waxaan ay labada dhica ugu ba
Maandon Maxaa ka maqan? Dr.Faysal Maxamed Cali.[ Video]
(January 29, 2018)
M_M_Deeq Halgan.net
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Maanta Dib ugu soo Laabtay Dalka (Masawiro)
(January 28, 2018)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Davos ee dalka Switzerland uga qayb galay kulanka Fagaar
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Shir-Madaxeedka Midowga Afrika (Masawiro)
(January 28, 2018)
Addis Ababa:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo maan

Next Page »