Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi oo laga waraystay heshiiska DP-World ee Dekkada Berbera.[ Video]
March 12, 2018 - Written by EditorHargeysa:-Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Horn Cable ayaa waxaa uu ka waramay heshiiska S/land uu la galay shirkadda DP-World ee laga leeyahay dalka Imaaraatka Carabta, heshiiska oo ay diideen Madaxda ugu saraysa dowladda Federaalka Soomaaliya.
Hoos Ka Daawo Waraysiga Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi uu siiyey Tv-ga Horn Cable
A/cawaale
Halgan.net