
(March 15, 2018)
Baydhabo:-Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Dhexe iyo Dawlad Goboleedyada iyo Xubno ka socda Maaamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku shirsan magaalada Baydhabo iyaga oo isugu yimi

(March 14, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka ee magaalada Muqdisho ayaa ku ammaanay hoggaanka caa

(March 14, 2018)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng Camey ayaa kulan kaga qeyb galay magaalada Garoowe ,kulankaas oo ay iskugu yimaadeen masuuliyinta ka kala yimid degmooyinka Puntland waxaan kulank

(March 14, 2018)
Garoowe:-Hay,ada Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyaddaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Sheegtay in ay Shaqadii Xafiiska Garowe ee Hay,ada ay cayrisay Saraakiil Lagu eedeyay gudasho La,aaan Waajibadkod

(March 13, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray in kabadan 600 oo askari oo ka mid noqonaya ciidamada Daraawiishta ee ka ti

(March 13, 2018)
Garoowe:-Wasiirka Cadaaladda Dowladda Puntland oo ay weheliso Wasiirka Haweenka ayaa kulan la qaatay maanta wafti ka socday safaaradda Norway ee Soomaaliya. Kulankaan oo ay ka soo qayb galeen hay'ado

(March 12, 2018)
Muqdisho:-Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah u ansixiyay xeerka dhowrista gobanimada iyo Midnimada dalka Soomaaliya waxaan Golaha shacabka ay ka mamnuu

(March 12, 2018)
Hargeysa:-Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Horn Cable ayaa waxaa uu ka waramay heshiiska S/land uu la galay shirkadda DP-World ee laga leeyahay dalka Im

(March 12, 2018)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad, Wasiiru dowlaha H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi, Wasiir k Madaxweynaha dowladda Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geerida Osman Abshir Cigaal
(March 12, 2018)
[ngg_images source="galleries" container_ids="2589" display_type="photocrati-nextgen_basic_thumbnails" override_thumbnail_settings="0" thumbnail_width="600" thumbnail_height="800" thumbnail_crop="1" i
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|