![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/XOOSHI.jpg)
(March 5, 2018)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyeen Agaasimaha Guud iyo qaar ka mid ah La-taliyayaasha Wa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/28660663_335017453659333_6728627814495247842_n.png)
(March 4, 2018)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo muddooyinkan dambe hawlgallo ballaaran oo iskugu jira amni sugid iyo miino baaris ka waday waddooyinka isku xira deegaanada Balikhadar, Majiyahan,Maraje,Mug
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/IMG_9894.jpg)
(March 4, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta oo ay taarikhdu tahay 04 March 2018 Waxaa uu kulan gaara xafiiskiisa kula qaatey Guddoomiye yaasha Gobolada Puntland. K
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/28467635_1623160997805560_543539779358614079_n.jpg)
(March 3, 2018)
Garoowe:-Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Fariin u diray Shaqaalaha Idaacada BBC-da Soomaaliga isagoo sheegay in wax laga xumaado ay tahay in idaacadda BBC-da Somaaliga ay buunbuuniso arrimo dhaawacay dhaq
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/Madaxweynaha-3.jpg)
(March 3, 2018)
Uganda :-Shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada Kampala ee Uganda, waxaana martigeliyey Madaxwe
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/khayre-640x330.jpg)
(March 3, 2018)
Muqdisho:-Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhow ka amba baxay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho,iyagoo ku sii jeeda Dalka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/guri-barwaaqo-696x315.png)
(March 3, 2018)
Hargeysa:-Wasiirka Warfaafinta ee S/land Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu ka haday warsaxaafeed ka soo baxay dowladda fedraalka Soomaaliya kaas oo shar
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/28661119_1635115853239553_3478696905979929710_n.jpg)
(March 3, 2018)
Kampala, 02 Maarso 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa shir gaar ah la yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Burundi Mudane Gaston Sindimwo oo ka qe Madaxweyne Farmaajo oo Kampala kaga qeyb galaya shir ku saabsan istaraatiijiyadda xoojinta Ciidanka Soomaaliya
(March 2, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/kheyre.jpg)
(March 2, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka sharci daro ku tilmaamay heshiiskii Dekeda Berbera oo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|