![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/28467771_1743852639008598_8339269963419789264_n.jpg)
(March 2, 2018)
Muqdisho:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay kaga hadlayso heshiiskii maamulka S/land ee Dekeda Berbera ee ay la gashay shirka Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu horkacayo oo Kampala u ambabaxay
(March 1, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo Maalint Madaxweyne Gaas oo Si Ku-Meel Gaara U Magacaabey Guddoomiyaha iyo G/Xigeenka Degmada Boosaaso.
(March 1, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01 March 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Guddoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/jjj.jpg)
(March 1, 2018)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01 March 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu ku saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degma
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|