Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay arimo kala duwan
March 15, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Ka Qabsoomey Magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana looga hadlay arimo kala duwan.
no images were found
M_M Deeq
Garoowe
Halgan.net